DHAGEYSO:Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dowlada dhexe oo booqday Xarumaha Caafimaadka ee Dhuusamareeb

0
488

Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kormeeray xarumaha Caafimaadka ee Magaalada Dhuusamareeb,wuxuuna sheegay inay dowlada dhexe qalabayn iyo dib u dhis balaadhan ku Samaynayso goobaha Caafimaadka eek u yaala deegaanada Maamulka Galmudug iyo guud ahaan gobolada dalka baahiyaha Caafimaadka ee ka jira.