DHAGEYSO:Wasaaradda maaliyadda ee dalka oo kulan ku qabatay Garissa

0
393

Ma’suuliyiin ka socday wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha dalka ayaa magaalada Garissa kula kulmay qaybo ka mid ah bulshada .
Dadkii ka qayb galay kulankaasi waxaa ka mid ah guddoomiyaha dalladda dadka qabo baahiyaha gaarka ah ee Garissa Aadan Bile oo warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay waxyaabihii looga hadlay siminaarkaasi.