DHAGEYSO:Wasaaradda caafimaadka Mandera oo digniin ka soo saartay daacuunka

0
359

Ka dib markii cudurka daacuunka uu ka dillaacay qaybo ka mid ah wadanka ayaa waxaa digniin arrinkan ku aaddan soo saaray baaqna u diray bulshada wasiirka caafimaadka ee ismaamulka Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya.