DHAGEYSO:Wasaarada Cadaalada Soomaaliya oo tababar siisay Gudiga Xalinta Khilaafaadka ee Dollow

0
658

Wasaaradda Cadaalada Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa tababar usoo xirtay Gudiga Xilinta Qilaafadka ee degmada Dollow.
Masuuliyiinta Wasaarad ayaa shaqsiyaadka Tababarka qaatay kula dardaarmay inay bulshada ugu faa’iideeyaan waxay Barteen.
Sidoo kale Maamulka Degmada Dollow ayaa Wasaarada Cadaalada iyo Hay’ada IDLO OO Tababarkaan iska kaashaday waxay ka Codsadeen iyo Barnaamijyada Noocaan oo kale ah loo kordhiyo.