Wasaaradda caafimaadka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa tababar la xiriira habka bixinta talaalka Cudurka Covid-19 waxay degmada Caabudwaaq uga furtay qaar ka mid ah howl wadeenada caafimaadka ee deegaanada Maamulka Galmudug.
Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa shaqaalaha Caafimaadka ee Tababarkaan loo Furay kula dardaarmay inay si hagar la’aan ah bulshada ugu sahqeeyaan.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa tababar siisay sahqaale Caafimaad