DHAGEYSO:Warshad soo saarto birjikada oo Dadaab ka dhisan 27 sano

0
387

Waxaa magaalada Dadaab ku taalla warshad la furay sanadkii 1994-tii taasoo lagu sameeyo birjikada la siiyo qaxootiga xeryaha Dadaab.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ku eegaya