Qaar ka mid ah bulshada ayaa nolosha qoysaskooda ku maareeya inay wareejiyaan badeecooyin kala duwan waxayna howshan u baahan tahay dulqaad badan sida uu sheegay Aadan Cali Maxamad oo ku nool xerada qaxootiga ee Ifo2.
In ka badan 15 sano ayuu ganacsiga noocan ah ku soo jiray wuxuuna u warramay Maxamad Baaruud Xuseen.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wareysi ku saabsan dulqaadka uu u baahan yahay qofka badeecooyinka wareejiya




