Wararka Kenya DHAGEYSO:Warbixin:Qof duleedka Dhagaxleey Shinni ku xanaaneeya By star - October 3, 2023 0 214 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa duleedka xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ku taalla beer lagu xanaaneeyo Shinnida oo uu leeyahay Cumar Cabdullaahi Aadan. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa ku booqday beertiisa oo warbixintan ka diyaariyay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/10/Baaruud-Dadaab.mp3