DHAGEYSO:Warbixin:Goob loo dalxiis tago oo ku taalla Mombasa

0
296

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ku yaalla goobo taariikhi ah oo loo dalxiis tago sidoo kalena ay dadweynaha ku nastaan waxaana ka mid ah meel lagu astaameeyay foolasha maroodiga.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa goobtaasi tagay oo warbixintan nooga diyaariyay.