Wararka Kenya DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan saameynta uu bulshada ku leeyahay maseyrka By star - May 16, 2023 0 160 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ficillada ka dasha maseyrka ayaa saameyn ku yeesha dumarka iyo qoysaska dhisan sida inuu sababo burbur iyo inay haweenka qaar xanuun maskaxeed ka qaadaan. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixin qodobkan ku saabsan Dadaab ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/05/Baaruud-Dadaab-2.mp3