Wararka Kenya DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan saameynta mustaqbalka ee habka tarbiyeynta ubadka By star - February 22, 2023 0 208 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaabka loo tarbiyeeyo carruurta iyo korriinkooda ayaa qayb ka qaata in mustaqbalkooda uu hagaago balse cadaadiska la saaro da’yarta ayaa saameyn ku yeelan karo. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixin arrinkan ku saabsan noo soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/02/Baaruud-Dadaab-1.mp3