Wararka Kenya DHAGEYSO:Warar laga faafiyay Mandera oo la beeniyay By star - September 10, 2023 0 232 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxgaradka, ganacsatada suuqa xoolaha iyo culimada magaalada Mandera ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu baahiyay oo ahaa in Geel la dhacay dadna la dilay. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/09/Abdiqafaar-Happy.mp3