DHAGEYSO:Wakiillada golaha hoose ee Wajeer oo baaq nabadeed diray

0
152

Qaar ka mid ah wakiillada laga soo doortay deegaannada hoose ee ismaamulka Wajeer iyo kuwa golaha si magacaabid ah ugu biiray ayaa baaq nabadeed u diray bulshooyinka ku nool deegaanka Galbeedka ismaamulkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay ay saameeyeen iskudhacyo sababay dhimashooyin iyo dhaawacyo.
Waxay dadweynaha Wajeer ugu baaqeen inay nabad galyada ku dadaalaan oo ay ka waantoobaan dagaallada mararka qaar la soo tabiyo.