DHAGEYSO:Wakiillada golaha hoose ee deegaan baarlamaaneedka Dadaab oo ka hadlay xaaluufinta dhirta

0
202

Qaar ka mid ah wakiillada laga soo doortay deegaanada hoose ee deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa ka hadlay xaaluufin la sheegay in loo gaysto dhirta deegaankaasi.
Mas’uuliyiintan oo ka hadlay magaalada Kullan oo ka tirsan degma waaxeedka hoose ee Liboi ayaa ku baaqay in la joojiyo dhirta la jarayo.