Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Qorof Xaraar ee ismaamulka Wajeer oo u warramay warbaahinta Star ayaa faahfaahin ka bixiyay haweeney la sheegay inay geeriyootay maadaama ay wayday daryeel caafimaad.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya.