Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo gaartay Ceeldaas By star - May 1, 2024 0 360 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer ayaa gaartay deegaanka Ceeldaas halkaasi oo ay ku qaybisay agabyo kala duwan iyo gargaar ay ugu talagashay danyarta. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/05/Mucaawiye-Wajeer.mp3