Iyadoo xildhibaannada laga soo doortay deegaan baarlamaneedyada ismaamullada gobolka Waqooyi Bari ay dhawaan jeediyeen hadallo ay ku difaacayaan go’aankii ay codkooda ugu taageereen meel marinta hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan ayaa waxaa dhankeeda sababihii ku dhaliyay in ay qorshahan ka soo horjeedsato ka hadashay wakiilka haweenka ee dowlad deegaanka Garissa Aamina Udgoon Siyaad