DHAGEYSO:Wakiilka dumarka ee Wajeer oo ka hadashay gargaarka ka dhanka ah abaarta

0
277

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Faadumo Cabdi Jeexoow oo wareysi gaar ah siisay warbaahinta Star ayaa sheegtay in madaxda dowlad deegaankaasi ay iska kaashanayaan sidii bisha Ramadaan ka hor shacabka ay saameynta ku yeelatay abaarta loo gaarsiin lahaa gargaar cunno.