DHAGEYSO:Wakiilka Dhamaajaaley ee deegaanka Dadaab oo ka hadlay waxqabadkiisa

0
223

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Dhamaajaaley ee deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa Cumar Cabdi Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii uu ka qabtay deegaankiisa muddada sanadka ah oo uu xafiiska joogay.