Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Madogashe ee deegaan baarlamaneedka Lagdera oo ka tirsan ismaamulka Garissa ayaa faahfaahin ka bixiyay saameynta abaarta iyo oomanaha halkaasi ka jiro..
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan dhameystiraya.