Mid ka mid ah wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Wajeer ayaa sheegay in dacwad maxkamadda la geeyay awgeed ay xayiran yihiin lacago wax loogu qaban lahaa bulshada xilligan adag oo ay abaar jirto isagoo ku baaqay in ismaandhaafka dhanka maaliyadda ee jiro laga wada hadlo ka hor inta aan maxkamad lala tiigsan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.