DHAGEYSO:Wakaaladda biyaha ee Garissa oo baaq u dirtay shacabka

0
290

Xiriiriyaha bulshada ee wakaaladda biyaha ee Garissa ee GAWASCO oo la soo xiriiray warbaahinta Star ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta keentay biyo yari ka jirta magaalada Garissa.
Waxaa uu mas’uulkan sheegay in biyo yarida iyo biyaha aan nadiifka ahayn ay sababeen roobab dhawaan ka da’ay qeybo ka mid ah dalka isagoo bulshada ka codsaday inay shirkadda GAWASCO u dul qaataan inta ay caqabaddan ka xallinayso.