DHAGEYSO:Wajeer oo lagu qabtay kulan ku saabsan xuquuqul insaanka

0
385

Waxaa magaalada Wajeer lagu qabtay kulan ay ka soo qayb galeen daneeyayaal kala duwan kaasoo looga hadlayay sare u qaadidda wacyiga bulshada ee dhanka xuquuqul aadanaha.
Kulanka ayaa sidoo kale lagu eegay ka hor tagga xadgudubyada mararka qaar la soo tabiyo sida dilalka sharci darrada ah ee lagu eedeyo saraakiisha ammaanka.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiintii shirkaasi soo qaban qaabiyay iyo ka soo qayb galayaasha ayaa waraabinta faahfaahin ka siiyay.