Ismaamulka Wajeer ayaa shalay lagu qabtay roobdoon Alle bari oo ka dhan ah saameynta abaarta.
Culimada Wajeer ayaa dadweynaha ku boorriyay inay ka waantoobaan dembiyada iyo dhibaatooyinka ay dhexdooda isku hayaan oo ayna Alle in badan dembi dhaaf waydiistaan si looga dulqaado culeyska abaarta.