Waxaa tuulada Macallimiin oo ka tirsan deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa gaaray wafdi uu hor kacayay madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka dalka oo gaaray tuulada Macallimiin