DHAGEYSO:Wadayaasha mootooyinka ee Busia oo dibadbax sameeyay

0
688

Wadayaasha dhugdhugleyda ee ismaamulka Busia ayaa dhigay dibadbax ay uga cabanayaan in aynan helin shidaal ku filan sidoo kalena qiimo sarreeya looga iibinaya.
Waxay ku andacoonayaan in shidaalka laga iibinayo ganacsatada ka timaadda dhanka wadanka Kenya dariska la ah ee Uganda balse ay iyaga culeysyo wajahayaan.
Wadayaasha oo dowladda ugu baaqay inay hoos u dhigto qiimaha shidaalka ee la kordhiyay ayaa dhanka kale shaaciyay inay ku dareen qiimaha nooliga ee lagu raaco gaadiidka mootada.
Qaar ka mid ah ganacsatadan ayaa dareenkooda sidan u muujiyay