Waayeelka Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa qaar ka mid ah waxay wajahayaan duruuf adag oo dhanka nolasha ah waxayna bulshada ka codsadeen in taageero loo fidiyo.
Maxamad Baaruud Xuseen oo la kulmay qaar ka mid ah wayeelladan ayaa warbixintan Dadaab ka soo diray.
Si waayeelladan loo caawiyo waxaad kala xiriiri kartaan nambarka taleefoonka ee ah 0708094340.