DHAGEYSO:Waayeel maalmo ka hor aan cabashadiisa soo gudbinay oo la caawiyay

0
183

Waayeel ku nool xerada qaxootiga ee IFO 2 ee deegaanka Dadaab oo ka tirsan ismaamulka Garissa oo aan maalmo ka hor cabashadiisa idiin soo gudbinay ayaa la caawiyay waxaana la gaarsiiyay gargaar wanaagsan oo dhinacyo badan ah.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.