Mid ka mid ah waxgaradka ismaamulka Wajeer oo ay da’diisu tahay 96 sano ayaa bishiiba labo mar dhameeya akhrinta Qur’aanka wuxuuna howshan soo waday 10-kii sano ee ugu dambeeyay.
Cabdiraxmaan Mucaawiye oo waxgaradkan wareystay ayaa warbixintan noo soo diray.




