DHAGEYSO:Waalidiinta wiil lagu dhaawacay Wajeer oo dowladda baaq u diray

0
299

Waalidiinta wiil dhawaan ku dhaawacmay Wajeer ka dib markii ay rasaas ku dhacday ayaa dowladda ka codsaday garab istaag iyagoo doonaya inay caddaalad helaan.
Waxaa qodobkan oo faahfaahsan ismaamulka Wajeer ka soo diray Cabdiraxmaan Mucaawiye.