Wararka Kenya DHAGEYSO:Waalidiinta oo loogu baaqay inay carruurta geeyaan madaarista By star - February 27, 2023 0 310 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa shalay la soo xiray madarasada Al-furqaan ee magaalada Wajeer iyadoo waalidiinta loo diray baaq ah inay carruurta geeyaan madaarista lagu barto culuunta islaamiga. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/02/Mucaawiye-Wajeer-4.mp3