Waxaa cadaalad dalbanaya oo laamaha ammaanka iyo madaxda la soo doortay baaq u diray waalidiinta gabadh ay saddex wiil oo dhallinyaro ah kufsi iyo jirdil ugu gaysteen deegaanka Koonfurta Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.