DHAGEYSO:Waalidiinta degmada Madogo oo loogu baaqay inay la socdaan dhaqdhaqaaqa carruurtooda

0
473

Saraakiisha ammaanka iyo madaxda degmada Madogo ee ismaamulka Tana River ayaa waalidiinta ku boorriyay in ay si dhow ula socdaan dhaqdhaqaaqa carruurtooda si ay u ogaadaan waxa ay sameynayaan gaar ahaan xilliyada habeenkii.
Arrintan ayaa ku soo aadaysa iyadoo ay halkaasi ku soo bateen dhallinyaro xilliyada habeenkii dhac u gaysta dadka deegaanka.