DHAGEYSO:Ururka dhallinyarada Wajeer oo soo bandhigay waxqabadkiisa

0
156

Ururka dhallinyarada Wajeer oo u dabaal degay sanadguuradii labaad ee ka soo wareegatay xilligii la aasaasay ayaa soo bandhigay waxyaabaha ilaa iyo hadda u qabsoomay.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.