DHAGEYSO:UNHCR oo matoorrada biyaha ugu deeqday saddex deegaan

0
463

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa matoorrada biyaha ugu deeqday qaar ka mid ah tuulooyinka deegaannada Dadaab, Fafi iyo Koonfurta Wajeer.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya.

Sidoo kale waxaa deeqda ay bixiyeen ka hadlay madaxa howlaha UNHCR ee Dadaab Guy Avognon oo dareenkiisa sidan u muujiyay.