Wararka Kenya DHAGEYSO:Uhuru oo gaashaanka u daruuray eedeymo dhawaan loo jeediyay By star - February 1, 2023 0 408 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa gaashaanka u daruuray eedeymo dhawaan loo jeediyay oo ah inuu maalgelinaya isku soo baxyada siyaasadeed ee isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/02/Uhuru-Kenyatta.mp3