DHAGEYSO:Tuulo ka tirsan Wajeer oo lagu karantiilaya dadka uu saameeyay daacuunka

0
304

Tuulada Siriba ee deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer ayaa laga xirgaliyey xarun lagu karantiilo dadka uu soo ritay cudurka daacuunka.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.