DHAGEYSO:Tuulo ka tirsan Balambala oo laga bixiyay adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah

0
213

Dhallinyaro dhakhaatiir ah oo ka tirsan hay’adda Youth for Ummah ayaa daaweyn lacag la’aan ah u fidiyay shacabka ku nool tuulada Doloolo ee deegaan baarlamaneedka Balambala ee ismaamulka Garissa.
Mid ka mid ah howlwadeennada hay’adda ayaa ka warbixiyay adeegyada caafimaad ee ay dadweynaha gaarsiiyeen.