DHAGEYSO:Tuulada Qulcaaley ee Wajeer oo in ka badan 30 sano ka dib biyo-gelin loo sameeyay

0
167

Tuulo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer ayaa markii ugu horreysay muddo in ka badan 30 sano ah waxay shacabka halkaasi ku nool heleen adeeg biyo oo ay aad ugu baahnaayeen.
Mid ka mid ah shacabka tuulada Qulcaaley oo biyo- gelinta loo sameeyay soo dhaweeyay ayaa u warramay Cabdiraxmaan Mucaawiye.