Wararka Kenya DHAGEYSO:Tartanka Quraanka ee dugsiyada deegaanka Ceeldaas oo la soo gabagabeeyay By star - February 20, 2024 0 134 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa la soo gabagabeeyay tartanka quraanka kariimka ee u dhexeeyay ardayda dugsiyada ku yaalla deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/02/Mucaawiye-Wajeer-3.mp3