DHAGEYSO:Tartan Qur’aan oo lagu qaban doona ismaamulka Wajeer

0
183

Waxaa lagu wadaa in bartamaha bisha barakeysan ee Ramaadan tartan Qur’aan lagu qabto dowlad deegaanka Wajeer.
Mid ka mid ah culimada qabanqaabineysa tartankan ayaa ka hadlay xilliga la qaban doona