Tartan cayaareed lagu qabtay jaamacadda magaalada Garissa ayaa waxaa ka qayb qaatay ardayda dhigato jaamacadda,ciidamo kala duwan iyo kooxo ka socday magaalada Garissa.
Qaar ka mid ah dadkii soo qaban qaabiyey tartanka ayaa la hadlay warbaahinta Star iyagoo faahfaahin ka bixiyay ujeeddada ay ka lahaayeen.
Sidoo kale qaar ka mid ah cayaartooyada ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta.