Wararka Kenya DHAGEYSO:Tana River: In ka badan 10,000 oo qof oo ay saameyn ka soo gaartay daadadka oo weli ku nool xeryo ku meel gaar ah By star - September 17, 2024 0 422 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp In ka badan 10,000 oo qof oo ku nool ismaamulka Tana River oo ay saameyn ka soo gaartay daadadkii horraan u sameeyay dowlad deegaankaasi ayaa wali ku nool xeryo qaxooti oo ku meel gaar ah. Waxay dowladda ka codsadeen in dib u dejin u sameyso. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/09/Tana-River.mp3