Wararka Kenya DHAGEYSO:Tallaalka ka dhanka ah Dabeysha oo laga billaabay Wajeer By star - January 28, 2024 0 157 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa ismaamulka Wajeer laga billaabay tallaalka ka dhanka ah cudurka dabeysha oo socon doono shan maalmood oo ay ka faa’iidaysanayaan in ka badan 180,000 oo carruur ah. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/01/Mucaawiye-1-Tallaalka-Dabeysha.mp3