DHAGEYSO:Takaasileyda Garissa oo ka cabanaya qiimaha shidaalka ee kordhay

0
347

Qaar ka mid ah wadayaasha takaasileyda ah ee ka shaqeeya magaalada Garissa ayaa cabasho ka muujinaya kororka ku yimid qiimaha shidaalka iyo sicir bararka nololeed ee jira.