DHAGEYSO:Tababar la siinaya macallimiinta dugsiyada oo ka furmay Nairobi

0
245

Waxaa maanta hoolka shirarka ee dhismaha Islii Mall ee deegaanka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi lagu qabtay tababar loo fidinaya macallimiinta dugsiyada.
Culimada tababarka qabanaysa waxaa ka mid ah Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo qaari caan ah.
Waxaa arrintan warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay Sheekh Xuseen Cali Hubiye oo ka mid ah qabanqaabiyaasha iyo Sheekh Cabdiqaadir Maxamad, soo jeediyaha barnaamijka barashada Tajwiidka oo tababarka ka qayb galay.