Waxaa magaalada Mombasa ka dhacay mudaharaad ay sameyeen dadka taageersan mid ka mid ah musharraxiinta xisbiga UDA ee ismaamulkaasi iyagoo ka cabanaya in isreebreebkii dhawaan la qabtay aan si caddaalad ah loo maareyn.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Taageerayaasha mid ka mid ah musharraxiinta UDA ee Mombasa oo dibadbax dhigay