Wararka Kenya DHAGEYSO:Suuqyada Wajeer oo maanta la xiray By star - December 21, 2023 0 357 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa maanta gebi ahaanba albaabada loo laabay xarumaha ganacsiga ee Wajeer. Ganacsatada ayaa sheegay inay ka mideysan yihiin in muddo saddex cishe ah ay xirnaadaan suuqyada. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/12/Mucaawiye-Wajeer-1.mp3