DHAGEYSO:Suuqa xerada Dhagaxleey oo gubtay bishii hore oo dib loo dhisay

0
666

Waxaa dib loo dhisay suuqa xerada qaxootiga ee Dhagaxleey, kaas oo gubtay bartamihii bishii hore, sida uu kusoo warramayaa wakiil wareedka warbaahinta Star ee deegaanka Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen.