DHAGEYSO:Suuqa Markiti ee Mombasa oo laga hirgeliyay adeeg intarneet oo lacag la’aan ah

0
308

Waxaa suuqa khudaarta ee Markiti ee ismaamulka Mombasa laga hirgeliyay adeeg intarneet oo ay ganacsatada si lacag la’aan ah ku isticmaali karaan si sare loogu qaado suuq-geynta ganacsigooda .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya .